Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulan xasaasi ah la qaatay Macalin Maxamuud iyo Xog ku aadan …

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan xasaasi ah magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug kula qaatay Hogaamiyaha kooxda Ahlu Sunna Macalin Maxamuud. Kulanka oo ahaa mid albaabada u xirnaayeen ayaa xubno ka qeyb galay sheegeen in looga hadlay dhismaha iyo dedejinta Galmudug loo dhan yahay iyo sidii loo dhameyn lahaa khilaafaadka … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulan xasaasi ah la qaatay Macalin Maxamuud iyo Xog ku aadan …